Hay’adda Naafada Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta qalabka naafadu isticmaasho sida Wheelchairs, Crutches iyo White Canes (Ulaha dadka aragga la) ugu qaybisay Golaha Murtida iyo Madadaalada ee magaalada Muqdisho.

Hay’adda Naafada Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta qalabka naafadu isticmaasho sida Wheelchairs, Crutches iyo White Canes (Ulaha dadka aragga la) ugu qaybisay Golaha Murtida iyo Madadaalada ee magaalada Muqdisho. Qalabkan oo ay ku deeqday Hay’adda King Salman...

Hay’adda Naafada Qaranka oo kaashanaysa Wasaarada Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ayaa maanta dad naafo ah ugu qaybiyay 100 wheelchairs Jaamacada Gaheyr ee degmada Hamar Jajab ee magaalada Mogadishu oo ay ku deeqday Qatar Charity.

Hay’adda Naafada Qaranka oo kaashanaysa Wasaarada Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ayaa maanta dad naafo ah ugu qaybiyay 100 wheelchairs Jaamacada Gaheyr ee degmada Hamar Jajab ee magaalada Mogadishu oo ay ku deeqday Qatar Charity. Gudoomuyaha Hay’adda...
Hay’adda Naafada Qaranka oo kaashanaysa Shabakadda Awood siinta Naafada Soomaaliyeed iyo Hay’adda Gargaarka Naafada ayaa siminaar soconayay muddo laba maalmood ah ku qabtay huteelka Maida ee Magaalada Muqdisho

Hay’adda Naafada Qaranka oo kaashanaysa Shabakadda Awood siinta Naafada Soomaaliyeed iyo Hay’adda Gargaarka Naafada ayaa siminaar soconayay muddo laba maalmood ah ku qabtay huteelka Maida ee Magaalada Muqdisho 22-23 July, 2024. Seminaarka waxaa ka soo qeyb...