Hay’adda Naafada Qaranka oo kaashanaysa Wasaarada Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ayaa maanta dad naafo ah ugu qaybiyay 100 wheelchairs Jaamacada Gaheyr ee degmada Hamar Jajab ee magaalada Mogadishu oo ay ku deeqday Qatar Charity. Gudoomuyaha Hay’adda Naafada Qaranka Maxamed Abdul Jama (Dhagaweyne) iyo Wasiirka Wasaarada Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqda Aamaha Hon. Khadiija Almakhzumi, oo goobta ka hadlay uga mahadceliyay Qatar Charity deeqdan muhiimka ah, waxayna sheegeen in horay loo qaybiyay wheelchairs badan oo ay ku deeqday Qatar Charity maalnaha soo socdaba la qaybin doono kuwo kale.