Hay’adda Naafada Qaranka oo kaashanaysa Wasaarada Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ayaa maanta dad naafo ah ugu qaybiyay 100 wheelchairs Jaamacada Gaheyr ee degmada Hamar Jajab ee magaalada Mogadishu oo ay ku deeqday Qatar Charity.

Hay’adda Naafada Qaranka oo kaashanaysa Wasaarada Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ayaa maanta dad naafo ah ugu qaybiyay 100 wheelchairs Jaamacada Gaheyr ee degmada Hamar Jajab ee magaalada Mogadishu oo ay ku deeqday Qatar Charity. Gudoomuyaha Hay’adda...
Hay’adda Naafada Qaranka oo kaashanaysa Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 3-da December 2024 ku qabatay Hotel Decale ee magaalada Muqdisho xuska maalinta naafada Adduunka.

Hay’adda Naafada Qaranka oo kaashanaysa Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 3-da December 2024 ku qabatay Hotel Decale ee magaalada Muqdisho xuska maalinta naafada...
Hay’adda Naafada Qaranka Soomaaliyeed oo kaashanaysa Hay’adda Naafada Galmudug ayaa maanta Hotelka Bedar ee magaalada Dhuusomareeb Aqoon Iswaydaarsi ugu qabatay Ururada Naafada iyo Ururada Bulshada ee Galmudug.

Hay’adda Naafada Qaranka Soomaaliyeed oo kaashanaysa Hay’adda Naafada Galmudug ayaa maanta Hotelka Bedar ee magaalada Dhuusomareeb Aqoon Iswaydaarsi ugu qabatay Ururada Naafada iyo Ururada Bulshada ee Galmudug. Aqoon Isweydaarigaas oo looga hadlayay sidii kor loogu...
Guddoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka, Maxamed Jaamac ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 9-November-2024, ka qayb-galay Daah-furka Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS).

Guddoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka, Maxamed Jaamac ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 9-November-2024, ka qayb-galay Daah-furka Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS).Iyadoo howlgalkii Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...