Hay’adda Naafada Qaranka Soomaaliyeed oo kaashanaysa Hay’adda Naafada Galmudug ayaa maanta Hotelka Bedar ee magaalada Dhuusomareeb Aqoon Iswaydaarsi ugu qabatay Ururada Naafada iyo Ururada Bulshada ee Galmudug. Aqoon Isweydaarigaas oo looga hadlayay sidii kor loogu qaadi lahaa siyaasadaha dowlada federal ka ee lagu hormarinayo xuquuqda iyo adeegyada loo fidiyo dadka naafada ah ee Soomaaliyeed.
Waxaynu uga mahadcelinaynaa Hay’dda Kinsalman KSRelief