by admin | Dec 6, 2025 | Uncategorized
Hay’adda Naafada Qaranka oo kaashanaysa Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa maanta ku qabatay hoteelka RA International ee magaalada Muqdisho Munaasabad ballaaran oo lagu xusayay maalinta Naafada Adduunka ee 3-da December 2025. Munaasabadda waxaa...
by admin | Sep 17, 2025 | nda news
17 Sebtember 2025, Guddoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka (HNQ), Maxamed Cabdul Jaamac, oo ay wehliyeen xubno ka tirsan guddiga sare iyo shaqaalaha hay’adda, ayaa ka qeyb galay Bandhigga Waxqabadka Hay’adaha Dowladda ee saddexdii sano ee la soo dhaafay (2022–2025),... by admin | Jun 22, 2025 | Uncategorized
Gudoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka Maxamed Cabdul Jaamac ( Dhagaweyne) ayaa maanta ka qayb galay Xaflad qalin jabin ah oo ay hotel Maida ku qabatay Xarunta Naafada Sanca ee magaalada Mogadishu. Xafladan oo ay ku qaĺinjabiyeen arday naafo ah oo soo dhamaystay...