by admin | Sep 17, 2025 | nda news
17 Sebtember 2025, Guddoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka (HNQ), Maxamed Cabdul Jaamac, oo ay wehliyeen xubno ka tirsan guddiga sare iyo shaqaalaha hay’adda, ayaa ka qeyb galay Bandhigga Waxqabadka Hay’adaha Dowladda ee saddexdii sano ee la soo dhaafay (2022–2025),... by admin | Apr 23, 2025 | nda news
Guddoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka Maxamed Cabdul Jaamac oo ugu horeyn goobta ka hadlay ayaa u mahad celiyay Hay’adda Qatar Charity oo qalabkan ku deeqday, waxuuna sheegay in qalabkan uu yahay mid muhiim u ah kor u qaadista hamiga dadka ka faa’ideystay, sida inay...
by admin | Apr 14, 2025 | nda news
Guddoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka Soomaaliyeed, Maxamed Cabdul Jaamac, ayaa maanta ka qeyb galay shirka xuquuqul insaanka oo ay Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ku qabatay Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa socon doona muddo...
by admin | Apr 2, 2025 | nda news
Guddoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka ayaa ka qayb galaya shirwaynaha caalamiga ah ee naafada 2025 ee hadda ka socda Berlin, Germany. Shirkan oo saddexdii sanaba mar la qabto ayaa furmay maanta oo Arbaco ah 2-da April, wuxuuna socon doonaa muddo labo maalmood...