Guddoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka, Maxamed Jaamac ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 9-November-2024, ka qayb-galay Daah-furka Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS).
Iyadoo howlgalkii Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) uu dhamaaday 31-kii October 2024, UNSOM oo Soomaaliya ka soo shaqaynaysay 11-kii sano ee la soo dhaafay, waxaana lagu badalay xafiiska Qaramada Midoobay ee ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTSOM).