by admin | Jun 12, 2024 | nda news
June 12, 2024 Muqdisho; Hay’adda Naafada Qaranka (NDA), iyo Guddiga Dhaqaalaha iyo Bulshada ee Qaramada Midoobay ee Galbeedka Aasiya (ESCWA) ayaa maanta aqoon-is-weydaarsi ku saabsan horumarinta Istaraatiijiyadda Naafada Qaranka ee muddada shanta sano ah ee 2024-2028...
by admin | May 27, 2024 | nda news
Gudoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka Soomaaliyeed Mohamed Abdul Jama ayaa maanta Ka qaybgalay Daah-Furka Qorshaha Qaranka ee Isbadalka ( NTP( ee 2025 – 2029. The National Transformation Plan waxaa daahfuray Raisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka...
by admin | May 22, 2024 | nda news
Hay’adda Naafada Qaranka (NDA) ayaa 22 May 2024 ku qabatay hotelka Maida ee magaalada Muqdisho kulan lagu soo bandhigayay Qorshe Howleedka Qaranka ee hirgalinta heshiiska caalamiga ah ee UN- Convention on the Rights of Persons with Disabilities (CRPD) oo Somalia ay...
by admin | Jan 3, 2023 | nda news
Janaayo 2023 Hay’adda Naafada Qaranka (NDA) ayaa maalinti labaad magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle ku qabatay tababaro ay siineyso tiro-koobayaal lasoo xulay, Tababarkan ayaa ujeedadiisu tahay in loo diyaariyo tiro-koobayaasha si ay u...
by admin | Jan 1, 2023 | nda news
January 1. 2023 Hay’adda Naafada Qaranka ayaa maalintii 1-aad tababar u soo xirtay tiro-koobayaasha xogta naafada qaranka ee magaalada Jowhar maamulka Goboleedka Hirshabeelle.Tiro-koobayaasha ayaa la filayaa in ay soo aruuriyaan qiimeynta baahiyaha dadka naafada ah ee...
by admin | Dec 31, 2022 | nda news
Somalia disability Maanta oo ay taariikhdu tahay 31-ka Disember 2022 Hay’adda Naafada Qaranka oo kaashanaysa Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka Hirshabelle iyo Ururka Naafada Hirshabelle ayaa magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeele ka...