Hay’adda Naafada Qaranka (NDA) ayaa 22 May 2024 ku qabatay hotelka Maida ee magaalada Muqdisho kulan lagu soo bandhigayay Qorshe Howleedka Qaranka ee hirgalinta heshiiska caalamiga ah ee UN- Convention on the Rights of Persons with Disabilities (CRPD) oo Somalia ay saxiixday 2018 laakiin ilaa iyo hada aan la hirgalinin. Kulan kaan waxaa kasoo qeyb galay gudoonka Hay’adda Naafada Qaranka (NDA) Oo ugu horeeyo commionare Cali Cabdulahi iyo Fartun Cali.
Sidoo kale waxaa kasoo qayb galay Agaasimaha Waaxda Naafada Gobalka Benadir iyo gudoomiyeyaasha Naafada 20 Degmo Gobolka Benadir iyo Qaybaha kala duwan Ee Naafada.