Hay’adda Naafada Qaranka oo kaashanaysa Wasaaradda Haweenka, Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Jubaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku soo gebagebeysay qaybinta agabka naafada oo ka koobnaa 550 oo isugu jiray 250 wheelchair, 150 usha dadka araga la’ iyo 150 ulaha socdka, oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Kismaayo.
by admin | Mar 25, 2025 | nda news |
