by admin | Feb 25, 2025 | nda news, Uncategorized
Hay’adda Naafada Qaranka oo kaashanaysa Wasaarada Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ayaa maanta dad naafo ah ugu qaybiyay 100 wheelchairs Jaamacada Gaheyr ee degmada Hamar Jajab ee magaalada Mogadishu oo ay ku deeqday Qatar Charity. Gudoomuyaha Hay’adda...
by admin | Feb 6, 2025 | nda news
Hay’adda Naafada Qaranka ayaa maanta shahaadooyin guddoonsiisay 25-qof oo dhameystay tababar muddo saddex bilood ah u socday oo ku saabsan luuqadda Farta Soomaaliga. Xaflada qalin jabinta ayaa lagu qabtay hotelka Maida ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Hay’adda...
by admin | Jan 24, 2025 | nda news
Hay’adda Naafada Qaranka ayaa maanta 70 wheelchairs ugu qeybisay dad naafo ah xarunta Golaha Murtida iyo Madadaalada ee magaalada Muqdisho oo ay ku deeqday hay’adda samafalka ee Qatar Charity. Wheelchairs kaas oo isugu jiray 50 kuwa gacanta lagu riixo ah iyo 20...
by admin | Dec 4, 2024 | Uncategorized
Hay’adda Naafada Qaranka oo kaashanaysa Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 3-da December 2024 ku qabatay Hotel Decale ee magaalada Muqdisho xuska maalinta naafada...
by admin | Nov 13, 2024 | Uncategorized
Hay’adda Naafada Qaranka Soomaaliyeed oo kaashanaysa Hay’adda Naafada Galmudug ayaa maanta Hotelka Bedar ee magaalada Dhuusomareeb Aqoon Iswaydaarsi ugu qabatay Ururada Naafada iyo Ururada Bulshada ee Galmudug. Aqoon Isweydaarigaas oo looga hadlayay sidii kor loogu...