Guddoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka, Maxamed Jaamac ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 9-November-2024, ka qayb-galay Daah-furka Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS).

Guddoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka, Maxamed Jaamac ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 9-November-2024, ka qayb-galay Daah-furka Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS).Iyadoo howlgalkii Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...