Ururka Naafada Galmudug ayaa maanta Aqoon Isweydaarsi ugu qabtay ururada naafada iyo ururada bulshdada Hotelka Galmudug ee magalaada Dhusamreeb. Ka qayb galayaasha aqoon isweydaarsiga ayaa ka dooday sidii Galmudug iyo Soomaaliya oo dhan looga hirgalin lahaa Heshiiska Caalamiga ah ee Xuquuqda Naafada ee CRPD. Ugu dambayntiina kulanku wuxuu soo dhamaaday si guul ah.