Hay’adda Naafada Qaranka Soomaaliyeed ayaa maana oo ay taariikhdu tahay October 31, 2024 ku soo geba gebaysay Taleex Hotel ee magaalada Muqdishu Tababar u socday dadka naafada ah oo ku saabsanaa Faafinta iyo Dhaqangelinta Sharciga Ilaalinta Xuquuqda Naafada Soomaaliya oo dhawaan uu ansixiyay Golaha Aqalka Sare, hadana sugaya inuu saxiixo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya