January 1. 2023 Hay’adda Naafada Qaranka ayaa

January 1. 2023 Hay’adda Naafada Qaranka ayaa

January 1. 2023 Hay’adda Naafada Qaranka ayaa maalintii 1-aad tababar u soo xirtay tiro-koobayaasha xogta naafada qaranka ee magaalada Jowhar maamulka Goboleedka Hirshabeelle.Tiro-koobayaasha ayaa la filayaa in ay soo aruuriyaan qiimeynta baahiyaha dadka naafada ah ee...
Maanta oo ay taariikhdu tahay 31-ka Disember 2022

Maanta oo ay taariikhdu tahay 31-ka Disember 2022

Somalia disability Maanta oo ay taariikhdu tahay 31-ka Disember 2022 Hay’adda Naafada Qaranka oo kaashanaysa Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka Hirshabelle iyo Ururka Naafada Hirshabelle ayaa magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeele ka...
Hay’adda Naafada Qaranka ayaa maanta soo..

Hay’adda Naafada Qaranka ayaa maanta soo..

Hay’adda Naafada Qaranka ayaa maanta soo gabagabeysay xog uruurintii iyo qiimeynta baahiyaha dadka naafada ah oo ka dhacday magaalada Dhuusomareeb ee Galmudug taasoo soo bilaabatay 12-kii December 2022. Galmudug ayaa noqotay Statekii 3-aad ee laga fuliyay sahanka...
Hay’adda naafada qaranka soomaaliyeed ayaa…

Hay’adda naafada qaranka soomaaliyeed ayaa…

Hay’adda naafada qaranka soomaaliyeed ayaa maanta magaalada muqdisho ku qabatay xuska sanadlaha ah ee maalinta caalamiga ah ee dadka naafada ah. Wafuudii kulanka kasoo qaybgashay waxaa hormuud u ahaa raisul wasaaraha xukuumada Somalia Xamze Cabdi Barre, wasiirada...