Hay’adda Naafada Qaranka ayaa maanta soo gabagabeysay xog uruurintii iyo qiimeynta baahiyaha dadka naafada ah oo ka dhacday magaalada Dhuusomareeb ee Galmudug taasoo soo bilaabatay 12-kii December 2022. Galmudug ayaa noqotay Statekii 3-aad ee laga fuliyay sahanka naafada Soomaaliya oo isugu jira Focus Group Discussion iyo wareysiyo KII ah. .