Facebook
Twitter
Instagram
Home
About Us
NDA
Our Mission
Our Values
NDA Mandate
Services
Gallery
Contact Us
Vacancies
Select Page
Gallery
Search
Search
Recent Posts
Hay’adda Naafada Qaranka oo kaashanaysa Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa maanta ku qabatay hoteelka RA International ee magaalada Muqdisho Munaasabad ballaaran oo lagu xusayay maalinta Naafada Adduunka ee 3-da December 2025
17 Sebtember 2025, Guddoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka (HNQ), Maxamed Cabdul Jaamac, oo ay wehliyeen xubno ka tirsan guddiga sare iyo shaqaalaha hay’adda, ayaa ka qeyb galay Bandhigga Waxqabadka Hay’adaha Dowladda ee saddexdii sano ee la soo dhaafay (2022–2025),
Gudoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka Maxamed Cabdul Jaamac ( Dhagaweyne) ayaa maanta ka qayb galay Xaflad qalin jabin ah oo ay hotel Maida ku qabatay Xarunta Naafada Sanca ee magaalada Mogadishu.
Hay’adda Naafada Qaranka ayaa maanta 30 kuraasta curyaamiinta oo Elektaroonig ah ugu qeybisay ciidamadii Xoogga dalka Soomaaliyeed ee dagaalkii 1977-dii ee ku jira Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho. Ugu horeyn waxaa goobta ka hadlay Cali C/laahi Salaad oo ka mid ah Gudiga Sare ee Hay’adda Naafada Qaranka oo u mahad celiyay Hay’adda Qatar Charity oo qalabkan ugu deeqday dadka naafada ah ee Soomaaliyeed, wuxuuna kula dar daarmay dadkii qalabkan la gudoonsiiyay inay u adeegsadaan horumarkooda oo ah ujeedadii loo siiyay.
Guddoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan muhiim ah Hotelka Peace ee magaalada Muqdisho kula yeeshay Muhammad Jahangir oo ah u qeybsanaha Hay’adda Humanity Inclusion (HI) ee Koonfurta Soomaaliya. Kulanka waxaa sidoo kale ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka kala socotay Hay’adda Naafada Qaranka iyo Humanity Inclusion, waxaana looga hadlay sidii la isaga kaashan lahaa horumarinta arimaha naafada Soomaaliya, waana la isku afgartay dhammaan qodobbadii looga hadlay kulanka.
Recent Comments
No comments to show.