Diseembar 13. 2022 Hay’adda Naafada Qaranka (NDA). ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qabatay maalintii ugu horeysay tababar ku saabsan xog uruurinta dadka naafada ah. Xog-ururiyeyaashan loo tababaray Howshan ayaa la filayaa in ay soo uruuriyaan qiimeynta baahida dadka naafada ah ee ku nool degmada Dhuusamareeb iyo nawaaxigeeda.
Recent Posts
- Guddoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka Soomaaliyeed, Maxamed Cabdul Jaamac, ayaa maanta ka qeyb galay shirka xuquuqul insaanka.
- Guddoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka ayaa ka qayb galaya shirwaynaha caalamiga ah ee naafada 2025 ee hadda ka socda Berlin, Germany.
- Hay’adda Naafada Qaranka oo kaashanaysa Wasaaradda Haweenka, Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Jubaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku soo gebagebeysay qaybinta agabka naafada oo ka koobnaa 550 oo isugu jiray 250 wheelchair, 150 usha dadka araga la’ iyo 150 ulaha socdka, oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Kismaayo.
- Hay’adda Naafada Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta qalabka naafadu isticmaasho sida Wheelchairs, Crutches iyo White Canes (Ulaha dadka aragga la) ugu qaybisay Golaha Murtida iyo Madadaalada ee magaalada Muqdisho.
- Hay’adda Naafada Qaranka oo kaashanaysa Wasaarada Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ayaa maanta dad naafo ah ugu qaybiyay 100 wheelchairs Jaamacada Gaheyr ee degmada Hamar Jajab ee magaalada Mogadishu oo ay ku deeqday Qatar Charity.